Trusted by:Dahabi Skills
"Dahabi Skills" waa mashruuc aan ugu talagalnay in aan ku caawiyo dadka baahan, barayaasha, iyo dhalinyarada raba horumar noloshooda. Waxaan aaminsanahay in qof walba uu wax utarayo bulshada.
1
✅ Video Editing
🎬
"Muuqaalku waa xoog. Waxaan kuu sameynayaa video edit sare oo leh transitions, music, subtitles, iyo effects soo jiidasho leh. Haddii aad leedahay content ama xaflad, waxaan ka dhigayaa mid la daawan karo, la jeclaan karo, oo xirfad u eg – sidii TV professional ah!"
2
✅️Graphic Design
🎨
"Wax kasta oo maskaxdaada ku jira waxaan u rogayaa muuqaal soo jiidasho leh. Waxaan naqshadeeyaa logos, boorar (posters), business cards iyo waliba naqshadaha social media – si xirfad leh, casri ah, iyo qurux badan. Haddii aad rabto in ganacsigaaga ama fikraddaada ay muuqato si xoog leh, halkaan ayaa laga bilaabaa!
3
✅ Web Design & Development
💻
"Website-kaagu waa wejigaaga online-ka. Waxaan kuu sameynayaa design casri ah, responsive ah (ku shaqeynaya mobilada), fududahay in la isticmaalo, oo soo jiidasho leh. Haddii aad rabto in dadku ku aamino, u muuqo sida professional run ah – waxaan kuu dhisayaa website kaa turjumaya!"
4
✅ PDF Books & Digital Downloads
📚
"Halkan waxaad ka heli doontaa buugaag muhiim ah oo PDF ah oo aad akhrisan karto ama soo dejisan karto. Waxay kaa caawinayaan koritaanka maskaxda, nafta, iyo xirfadahaaga. Buug kastaa waa fursad cusub oo aad isbeddel ku sameyn karto noloshaada."
5
✅ . Social Media Management
📱
"Ma rabtaa in social media-gaaga uu noqdo mid muuqda, kora, dad badani la falgalaan? Waxaan kuu sameynayaa qorshe content, post design, jadwal, iyo falanqeyn (insights). Ganacsigaaga ama fikraddaada waxaan u beddelayaa community nool!"
Website-kan wuxuu ujeedkiisu yahay in lagu soo bandhigo waxqabadka aan bulshada u hayo, sawirro, muuqaal, iyo talooyin ku saabsan horumarka nafta iyo bulshada.
We are committed to delivering high-quality and consistent results that meet your expectations and exceed industry standards.
With our expertise and creativity, we provide innovative solutions that will bring your vision to life and set you apart from the competition.
$99/month
1 Video Editing Project
1 Graphic Design Project
1 Web Design Project
1 Social Media Design Project
Email Support
Help Center Access
24/7 Support
$299/month
3 Video Editing Projects
3 Graphic Design Projects
3 Web Design Projects
3 Social Media Design Projects
PDF Book Design
Email Support
Help Center Access
24/7 Support
What our customers say
Dahabi Skills has been a game changer for our brand. Their designs are top-notch and their customer service is exceptional.
DAHABI SKILLS
Dahabi, Company
🔶
Waxaan muddo la shaqaynayay Dahabi Skills dhammaan baahiyahayga naqshadeynta, mana jiraan waqti ay niyad jab iga keeneen. Fiiro gaar ah ayay siiyaan faahfaahinta, waqti degdeg ah ayay ku qabtaan hawsha, taasina aad ayay iigu cajab gelisay.
---
🔷
Mar kasta oo aan u baahdo naqshad, waxaan si toos ah u la xiriiraa Dahabi Skills sababtoo ah marna niyad jab lama kulmin. Way ka fiirsadaan shaqada, si degdeg ahna way u keenaan, waana sababta aan markasta u doorto.
---
🔸 Anigu waxaan ku tiirsanahay Dahabi Skills markasta oo aan u baahdo naqshado tayo leh. Wax walba oo aan waydiiyo si cajiib ah ayay u fuliyaan, weligayna kama helin wax ka yar intii aan filayay.
Muniir,Haashim,Xabiiba
Founder, Business
Contact us to make a deal